Daawo Sawirada: Ciidanka Nabad sugida oo qabtay nin Bambo ku weeraray xarun Ciidan

Ciidanka Nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ku qabtay nin la sheegay in xalay bam gacmeed ku weeraray xarun ciidan oo magaaladaasi kutaala. Ninkan Bambada ku tuuray xarun ciidan oo kutaala magaalada Kismaayo ayaa la sheegay in la dhaawacay xili uu isku doonayay in uu baxsado, waxaana ninkan hada … Continue reading Daawo Sawirada: Ciidanka Nabad sugida oo qabtay nin Bambo ku weeraray xarun Ciidan